Macluumaad Haddii aad ku nooshahay agagaaraha Learningline ay ka shaqeyso (Essex iyo East London) oo aad rabto inaad ka hesho talo qof ka mid ah kooxdayada la-taliyeyyaasha ah, fadlan foomka hoosta ku yaal buuxi. Macluumaadka lagu bixiyo hoosta waa la xog dhowrayaa oo dib looga iibin maayo urur kale iyada loogu talgalay waraaqaha qashinka ah (junk mail). Markaa waa spam-la’aan dhinacayaga. Waan ballan qaadeynnaa!
|